War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oo meelo kala duwan oo magaaladda Muqdisho ah laga maqlay ayaa ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaaladda Muqdisho.

Sida naloo xaqiijiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Booliska Gobolka banaadir Farxaan Qoroole.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaaan ka dhacy Magaladda Muqdisho.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here