Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeele Iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Maantay Ku Wajahan Degmada Buulo Burde

0

Wafdi uu gomaaminayo madaxweyne ku xigeenka hirshabeele ayaa maantay waxa lagu wadaa in ay gaaraan degmada buula burde ee gobolka hiiraan

wafdigaan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka hirshabeele yuusuf axmed hagar yuusuf daba-geed iyadoosafarkaan  ay ku wehlinayaan xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan mamaulka hirshabeele iyo gudoomiyha maamulka hirshabeele cali jeyte cusmaan

wararka ayaa sheegay in ujeedka wafdigaan kasocda hirshabeele ay utagayaan degmada buulo burde  ay tahay in ay xariga ka jarayaan xurun cusub oo loo dhisay taliska qeybta 27 ee ciidanka xooga dalka

sidookale waxa in madaxweyne ku xigeenka hirshabeele uu intaasi kadib uu safar ugu soo amaba baxo magalaada muqdisho ee caasiamada dalka

waxaana wararku ay intaasi kudarayaan in markii ugu horeysay uu gudoomiyaha gobolka hiiraan cali jeyte uu dhankiisa u u amababaxyo degmada jalalaqsi ee isla gobolka hiiraan

arintaan ayaa imaanaysa xili wali ay cakirantahay xaalada mamaulka hirshabeele oo ay si aad ah uga soo horjeedaan qaar ka mid ah dad reer hiiraan oo ka carooday qaabkii lagu doortay maamulkaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here