kadib kulan rasmi ah oo xalay ay yeesheen yeesheen Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal ayaa waxa ay ku doorteen gudoomyiye ku meel gaar ah
xubnaha guddiaga ayaana dhamaantood ayaa si aqlabiyad lah codkooda usiiyay gudoomiyahaan cusub ,waxaan ay sheegeen in ay la shaqeyn doonan
gudoomiyaha cusub ee kumeel gaar ah ayaa guddigu waxa uu u doortay qofka ugu da’da weyn Mudane Abdullahi Abyan Nuur wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda.
Guddoonkaan cusub ee ku meel gaarka ah ayaa hawshiisu tahay qaban qaabada iyo qabashada doorashada gudoonka guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada heer federaal 2021.
shalay ayay aheyd markii guddiga doorashada dadban ee dalku uu dhankkisa doortay gudoomiye kumeel gaar ah

