Dowladda qadar Oo kamid ah Wadamada carbeed ee saaxiib ka gaar ka la ah soomaaliya ayaa waxa ay soo saartay war kusaabsan sanadguurada madanbanaanida iyo xaalada soomaaliya
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad al-Thaani ayaa munaasabadda kowda Luulyo awgeed dhambaal hambalyo ah u soo direy Dowladda iyo shacabka soomaaliyeed
Dhambaal hambalyada ah oo dowladda Qatar usoo dirtay soomaaliya ayaa waxa si gaar ah loogu xusay madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo taas oo ka dhigan in xiriirka soomaaliya iyo dowladda wali uu yahay mid aad u wanaagsan .
Dowladda qadar ayaa gudaha soomaaliya kuleh xumo waaweyn oo safaaradi ay ku jirto
Waxaan ayna soomaaliya ka taageertaa dhinacdyada dhaqaalaha mashruucyada hormarineed iyo dhanka tabababarka ciidanka
Sidookale waxa ay qeyb weyn ka qaadatay heshiisiinta wadamada qaar oo soomaaliya ay xur guf kala dhexeysay sida in dhawaan door muuqda dowladda qadar ka ciyaartay dib u soo celinta xiriirkii dibloomaasiyadeed ee soomaaliya iyo kenya
Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldegaysa 61 sano guuradii ka soo wareegatay maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo 1960.
Munaasabado waa weyn ayaa ka dhacayay tan iyo xalay magaalada caasimadda iyo gobolada dalka kuwaas oo lagu weynaynayo maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka.

