Gudoomiye Cumar Filish Oo Sheegay In Amnidarada Muqdisho Ay Ku jiraan Gacmo Shisheeye

0

Godoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa magaalada muqdisho ayaa waxa uu hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada amni xumo ee ka jirta magaalada caasimada ah ee muqdisho

waxaana uu qiray in ay jiraan dowladdo iyo dad shisheeye oo ka qeyb qaata  falalka amnidaro sida  qaraxyada iyo dilalka ka dhaca muqdisho

gudoomiye cumar filish ayaa waxa uu sheegay in ay deniin u dirayaan dadkaasi maalin ka mid maalmaha ay la ogaandoo oo ay gacanta kusoo dhigidoonan ama ay soo cadeyn doonon shaqsiyaadka shihseeye ee ku lugtaleh amni xumada muqdisho

Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here