Godoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa magaalada muqdisho ayaa waxa uu hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada amni xumo ee ka jirta magaalada caasimada ah ee muqdisho
waxaana uu qiray in ay jiraan dowladdo iyo dad shisheeye oo ka qeyb qaata falalka amnidaro sida qaraxyada iyo dilalka ka dhaca muqdisho
gudoomiye cumar filish ayaa waxa uu sheegay in ay deniin u dirayaan dadkaasi maalin ka mid maalmaha ay la ogaandoo oo ay gacanta kusoo dhigidoonan ama ay soo cadeyn doonon shaqsiyaadka shihseeye ee ku lugtaleh amni xumada muqdisho
Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

