Xaaladihii Ugu Dambeeyay Cudurka Covid-19 Ee Dalka Oo La Shaaciyay

0
Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay shaacisay tirada  48 saac ee ugu dambeeyay caabuqa karoona virus laga baaray dalka
Waxaana ay sheegatay in dad gaaraya 891 laga baaray cudurka islamarkaasna laga helay ilaa iyo 11 qof
Banadir:9
 Galmudug:2
 Lab: 9
Dhedig: 2
 Bogsashada: 13
 Dhimasho: 0
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,852
Bogsashada Guud: 7,150
Dhimashada Guud: 775
Wasaarada ayaa sidii caadada aheyd uga digtay dadka halista cudurkaan waxaana ay sheegtay inwali cudurku uu jiro islamarkaasna loo baahanyahay in laga feejignaado
Sidookale wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay dadka shacabka ah ugu baaqday in lagu dadaalo nadaafada si looga hortago cudurkaan covid19 oo dalka kusoo laba kacleeyay islamarkaasna aduunka oo dhan saameyn weyn ku yeeshay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here