Wararka Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Iyo Xalinta Khilaafaadka By feysal - Haziran 20, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.