warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay xerada turkisom ee dowladda turkigu ay tababar kusiiso ciidamada dowladda
qaraxaan ayaa waxa la shewegay in uu ka dhacay gudaha xerada waxaana is qaraxiyay mid ka mid ah ciidamada dowladda ee la tababarayay
khasaare farabadan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaan ,waxaana lagu soo waramayaan in ku dhawaad 37 sarkaal oo loo tababarayay layli sarkaal ay ku dhinteen qaraxaan
wali dowladdu wax faahfaahin ah kama bixin qaraxaan oo khasaarihiisu uu ilaa iypo hada sii kordhayo
dhankale wali cid sheegatay masuuliyada majirto
Wixii Kusoo kordha Halkaan kala soco

