Faahfaahino :- Weeraro Qaraxyo Ah Oo La Beegsaday Ciidamo ka Tirsan Dowladda

0
warar ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxa ay kusoo waramayaan in weeraro qaraxyo loo adeegsaday  lala Eegtay  ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa gobolkaaasi shabeelaha hoose
weeraradaan ayaa waxa la sheegay in ay haleeleen mootooyin ay kusocdaalayeen ciidamada dowladda iyadoona lasoo sheegayo in weerarkaan lala beedsaday ciidanka dowladda uu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac
al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weeraradaan iyagoo sheegay in qarasaare xoogleh ay ku gaarsiiyeen ciidanka dowladda islamrkaasna ay kaga dileen askar farabadan
wararka al-shabaab ay ku baahiyaan barahooda interneetka ayaa waxa ay kus heegteen in weeraro ah ay ku qaadeen ciidamo katirsan Dowladda Federaalka oo watay Mootooyin dhug dhugleey ah,
waxaana al-shabaab ay intaasi ku dareen in afar askari ay ku dhaawacmeen qaraxyadaan oo haleelay  laba mooto.

weeraradaan qaraxyada ah ayaa waxa ay kusoo aadayaan xili xili al-shabaab ay guulo ka sheegteen weerar culus oo ay labeegsadeen ciidamada amisom gaar ahaan kuwa uganda oo ku sugnaa saldhig ku yaal deegaanada  Buufoow iyo Lambar60 ee gobolka shabeelaha hoose

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here