Xaaladihii Ugu Dambeeyay Cudurka Covid-19 Ee Dalka Oo La Shaaciyay

0

Wasaarada caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaaday tirada xaaladiihii ugu dambeeyay ee cudurka covid19 ee wadanka laga helay

waxaana ay sheegtay in 24 saac ee ugu dambeeyay la baaray dad gaaraya 591 ruux

wasaarada ayaan sheegatay in si rasmi ah cudurka looga helay 8 qof

 Puntland: 5
Banadir: 3
 Lab: 7
 Dhedig: 1
Bogsashada: 21
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,776
Bogsashada Guud: 6,985
Dhimashada Guud: 773

wasaarada caafimaadka ayaa waxa ay sheegtay in wali cudurku uu saameyn badan ku hayo dadka soomaaliyeed si ngaar ah gobolada qaar ee dalka

waxaana ay dadka sida caada ahba ay ugu baaqday in ay ka digtoonaadaan qatarta cudurkaan oo dalka kusoo laba kacleeyay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here