Ra’iisul wasaaere Rooble Oo Magacaabay Guddi Sare Oo Dhinaca Farsamada Arrimaha Doorashooyinka Ah

0

Ra’iisul wasaraha xilgaarsiinta xukuumada faderaalka soomaaliya maxamed xuseen rooble ayaa waxa uu magacaabay guddi sare oo ka shaqeynaya isku xirka howlaha doorashooyinka iyo waxkasta oo farsamo ah ee quseya arimaha doorashooyinka

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska raiisul wasaaraha ayaa waxa lagu sheegay in guddigaan sare ay shaqadiisu tahay in uu socodsiiyo howlaha doorashooyinka islamarkaasna uu isku howlo isku xirka cid kasta oo ay quseyso doorashadu sida guddiga arimaha doorashooyinka iyo golaha wada tashiga qaran iyo xubnaha kale ee dorrashooyinka ku shaqada leh

Guddigaan oo la kooban 7 xubnood ayaa waxa ay kala yihiin

Cabdulqaadir Cilmi Cali

Avv. Cumar Maxamed Cabdulle

Faadumo Cabdi Cali

Maxamuud Maxamed Rooble

Leyla Cabdikariin Maxamed

Liibaan Rabiile Good iyo

Maxamuud Maxamed Rooble.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here