Hoggaamiyihii Kooxda Booko Xaaram Oo Is Dilay

0

Hoggaamiyihii kooxda  ee Booko xaaram Abuubakar Shekau, ayaa is dilay sida lagu sheegay cajalad cod ah oo ay baahisay kooxda la baxday Dawladda islaamka ee galbeedka Afrika.

Abuubakar Shekau ayaa sida la sheegay geeriyooday ka dib dagaal adag oo dhex maray labadda kooxood iyadoo kooxdiisu jab kala kulantay dagaalka,hoggaamiyaha Booko Xaaram ayaa isku dilay qarax uu isku xidhay.

Dowladda Nigeria iyo kooxda Boko Xaram wali  midna ma aysan xaqiijin geerida hoggaamiyihii kooxdaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here