Wararka Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Masuul Cusub By feysal - Haziran 7, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha