Faah-Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa oo uu fuliyay nin isku soo xirey waxyaabaha qarxa, ayaa ka dhacay Ex-contorol Afgooye ee Magaaladdda Muqdisho.

Qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay shacab dhexdooda sida ay sheegeen laamaha amaanka Dowladda Soomaaliya.

Is qarxiyaha ayaa rabay in Ciidanka bartankooda uu isku qarxiyey, madaama ay meesha ciidan joogeen,balse shacabka dhexdooda ayuu isku qarxiyey.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here