Madaxweynaha Jubbaland Oo Ra’iisul Wasaare Rooble Ugudbiyay Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Ku Matalaya

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya duddiyada Doorashooyinka heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Hoos ka eeg Xubaha Jubaland uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here