war qoraal ah oo ka soo baxday mamaulka galmudug gaar ahaana wasaarada arimaha gudaha ayaa waxa lagu kala diray gudiga dhismaha deegaanka
kuwaasi oo ka shaqeynayay dhismaha golayaasha deegaanada galmudug
waxaana arintaan ay timid ka dib markii ay khilaaf iyo is qabqabsi xoogan uu ka dhashay golahii deegaanka ee dhawaan lagu doortay degmada balanbale oo xiisadii ka dhalatay wali ay taagantahay


