Maamulka Galmudug Oo Kala Diray Guddigii Dhismaha Golayaasha Deegaanada Galmudug

0

war qoraal ah oo ka soo baxday mamaulka galmudug gaar ahaana wasaarada arimaha gudaha ayaa waxa lagu kala diray gudiga dhismaha deegaanka

kuwaasi oo ka shaqeynayay dhismaha golayaasha deegaanada galmudug

waxaana arintaan ay timid ka dib markii ay khilaaf iyo is qabqabsi xoogan uu ka dhashay golahii deegaanka ee dhawaan lagu doortay degmada balanbale oo xiisadii ka dhalatay wali ay taagantahay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here