Abwaan Sooraan Oo ku Geeriyooday Magaalada Burco

0

 

Alle ha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo ka mid ahaa jilayaasha caanka ah ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco.

Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan Obokor Dubbe ayaa ka tacsiyadeeyay geerida marxuumka.

“Ilaahay ha u naxariisto waxa goor dhoweyd Magaalada Burco ku geeryooday fannaankii, hal abuurkii iyo jilaagii hal-doorka ahaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle. Waxan ka tacsidaynaa ehelkiisii, qaraabadii iyo bahda fanka Soomaaliyeed oo uu muddo dheer ka tirsanaa. Ilaahay ha u naxariisto Sooraan” ayuu yiri wasiir Dubbe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here