Maxkamada Sare Oo Sheegtay In Dib Loo Bilaabayo Dacwadaha aan Ciqaabta Aheyn

0

Guddoomiyaha maxkamadda sarre ee dalka ayaa waxa uu  amray in dib loo furo dacwadaha aan ciqaabta aheyn ee hakad loo galiyay xanuunka Covid-19 .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here