Wararka Maxkamada Sare Oo Sheegtay In Dib Loo Bilaabayo Dacwadaha aan Ciqaabta Aheyn By feysal - Mayıs 17, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha maxkamadda sarre ee dalka ayaa waxa uu amray in dib loo furo dacwadaha aan ciqaabta aheyn ee hakad loo galiyay xanuunka Covid-19 .