Madaxweyne Farmaajo Oo Xukuumada Ku wareejiyay Hirgalinta iyo Amniga Doorashada

0

 

Madaxweynaha jamhuriya federaalka somaliya mudane maxamed Cabdulaahi farmaajo oo maantay qudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeedi xildhibaanada golaha shacbka ayaa waxa uu sheegay in ay diyaar u yihiin dalka doorasho ka dhaco iyadoona uu tilmaamay in uu u tanaasulay bad qabka shacbka Soomaaliyeed iyo xasiloona magaalada muqdisho

 

Madaxweynaha ayaa cadeeay in Raiisul wasaare maxamed xuseen rooble ku wareejiyay Amniga iyo qabashada doorashada dalka ka dhacysa

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo xubnha mucaaradka in ay ka shaqeeyaan danta guud islamarkaasna laga fogaado waxkasta oo qalqal galinkara amniga caasimada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here