Hirshabeele Koonfur Galbeed Iyo Galmudug Oo Taageeray Muddo Kordhintii Dowladda

0

Madaxweynaha Dowlad goboleeydka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ,Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug  axmed cabdi kaariye qoor qoor ,madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed iyo maamulka gobolka Banaadir cumar maxamuud maxamed cumar filish ayaa soo dhaweeyey Go’aankii  xidhibanaada Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ay muddo kordhinta ugu sameeyeen dowladda.

Waxaana ay Sheegeen in mar walba ay dowladda garab taaganyihiin islamarkaasna  ay ku  baaqeen in la qaato hirgalinta go,aanada golaha shacabka

.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here