Dowladda China ayaa maanta oo axad ah waxa la filayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonto 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saarto.
Maalmakahor ayay ahayd markii safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu soo gaarsiinayo Soomaaliya.
Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa hishiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga cudurka safmarka ee COVID-19 la gaaray Dhigiisa Shiinaha talaalkaasi oo ay sameyso shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.
galinka danbe ee maanta ayaa lagu wada in talaalka Sinopharm uu soo gaaro magaalada caasimada Muqdisho
ha,ada caafimaadka aduunka ayaa Horay soomaaliya usoo gaarsiisay 300,000 oo talalka cudurka covid19 ee nuuciisu yahay astrazeneca waxaana la sheegay in lagu bilaabayo shaqaalaha caafimaadka macalimeenta iyo dadkale ee unugul cudurka

