Soomaaliya Oo Maantay Lasoo Gaarsiinayo Talaalka Covid-19 Ee Ay Sameyso Dowladda Shiinaha

0

Dowladda China ayaa maanta oo axad ah  waxa la filayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonto  200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saarto.

Maalmakahor  ayay ahayd markii safiirka  Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu soo gaarsiinayo Soomaaliya.

Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa  hishiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga cudurka safmarka ee COVID-19 la gaaray Dhigiisa Shiinaha  talaalkaasi oo ay sameyso shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.

galinka danbe ee maanta ayaa lagu wada in talaalka Sinopharm uu soo gaaro magaalada caasimada Muqdisho

ha,ada caafimaadka aduunka ayaa Horay soomaaliya  usoo gaarsiisay 300,000 oo talalka cudurka covid19 ee nuuciisu yahay  astrazeneca waxaana la sheegay in lagu bilaabayo shaqaalaha caafimaadka macalimeenta iyo dadkale ee unugul cudurka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here