Waxaana maanta markale uu shir teendhada afisiyooni uga socdaan madaxda dowladda ,maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir ,
shirkaan oo maanta galay maalintiisii labaad ayaa waxa looga hadlayaa arimaha cakiran ee dhanka doorashooyinka qaraxaan
waxaa jira qodobo dhowr ah oo wali laisku mari l,ayahay,iyadoo ay xusid mudantahay in shirka ay dibadgoog katahay warbaahinta
xubno ka tirsan beesha caalamka ayaa shirka qeyb ka ah kadib markii shirkii shalay laisku ku mari wayay
madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo iskugu jira kuwa taabacsan taabacsan dowladda iyo kuwa ka aragti duwan ayaa si aad ah iskugu qabtay kulankii shalay ,waxaana labada dhinac dhaxmartay dood adag oo ku saabsan ka arimaha doorashoyin ee xalka u baahan
madaxweyne maxamed cabdulahi farmaajo iyo raiisul wasare rooble si weyn uga ma hadlin kulankii shalay maanta ayaana lagu wadaa in markale ay is horfariistaan madaxweynayaasha shnta ah ee dowlad goboleedyada ,madaxda dowladda iyo gudoomiyaha gobolka banaadir
kulanka u socda madaxda dowlada iyo maamul goboleeyada ayaa salka u haya sii xalwaara looga gaari lahaa arimaha murugsan ee dhinaca doorashooyinka qaranka
kulamada socda ayaa waxa ay hordhac uyihiin shirka guud ee looga arinsanayo aayahaya dalka iyo doorashooyinka lafilayo in ay ka dhacdo dalka ,waxaana uu kulamdu ay yihiin kuwa ku qatoma heshiiskii 17 septebar ee 2020 iyo heshiis kii
hogaamiyaasha puntland iyo jubbalnd oo iyagu dhaqdhaqaaqa ugu daban kulankii hore bixiyay ayaa waxa maanta la filaya in qodob dhowr ah ay shirka keenan kuwaasi oo ay u baahanyihiin laga hadlo
kulanka maanta ee madaxda ,madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyogobolka banaadir ayaa waxa uu yahay mid xassas ah oo ka duwan yahay kulamdii hore
waxaana maanta warbixino looga dhageysanayaa gudigii isku dhafka ah ee ku shiray magalaada bedhabo si horay loogu socdsiiyo arimaha doorashooyinka oo khilaaf xoogan uu ka taaganyahay

