Ciidanka Kenya ee Soomaaliya jooga oo qaadanaya talaalka Covid-19

0

Ciidanka Kenya ee qaybta ka ah hawl-galka Midowga Africa AMISOM ayaa qaatay wajiga 1-aad talaalka Cudurka Saf marka ee Covid-19, taasi oo qayb ka ah mashruuca talaal oo lagua dagaalamayo Cudurkaas.

” Tani waxa ay kamid tahay wajiga 1-aad ee socda oo ah mashruuca qaran ee talaalka lagala dagaalamayo Covid-19″, Sidaa waxa yiri Cidanka KDF shalay oo Sabti ahayd.

Dowladda soomaaliya ayaa horay loo soo gaarsiiyay talaalka ,waxaana haatan socda talaalka cudurka saf,marka ee covid19

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here