Dowladda Oo Warkasoo Saartay Shakiga Laga Muujiyay Talaalka Oxford/Astrazeneca

0

wasaarada caafimaadka xukuunada soomaaliya ayaa waxa ay soo saartay war kusaabsan badqabka talaal cudurka covid19 ee Oxford/Astrazeneca oo gudaha soomaaliya lasoo gaarsiiyay islamarkaasna walaac xoogan laga muujiyay

Waxaana wasaaradu ay tilmaantay in talaalkaan uu yahay mid laisku haleynkaro oo laga faafiyay warar been abuur ah

wasaarada caafimaadka ayaa tilmaantay in talaal ay baaritaan dheeriyaha ku sameeyeen ha,adaha caafmimaadka yurub islamarkaasna la ogaaday inwarar been ah laga faafiyay talaal lana qaadam karo

waxaana ay ha,duhu la sheegay in qaar ka mid ah dalalka yurub oo hakiyay dib loogu sheegay in la fasaxay oo ay qaadan karaan.

Halkaan Hoose Ka Aqriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here