Cesc Fabregas oo Qasaariyay Gool Kulaad xili uu xalay Spain u Saftay kulankii 100-aad

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Galbeedka London Chelsea Cesc Fabregas ayaa qasaariyay Gool kulaad xili uu xulka dalka Spain xalay u saftay kulankii 100-aaad

Xulka dalka Spain ayaa xalay ka adkaaday xulka dalka Ukraine ciyaar xalay ka dhacday Magaalada Kiev ee dalka Ukraine

Xidigaan ayaa Barbareeyay safashada wax ka badan 100-kulan oo xulka dalka Spain loo saftay isagoona Recordkaas ka Jabiyay xidigaha Iker Casillas, Xavi, Raul, Fernando Torres and Sergio Ramos xulka dalka Spain u saftay wax ka badan 100-kulan

Xulka dalka Spain ayaa ku badiyay 1:0 waxaa qeybtii Hore ee ciyaarta Goolka u dhaliyay xidiga  Mario Gaspar

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here