Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Hiiraan

0

Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxa la soo sheegayaan howlgal qorsheysan oo ka dhan ah dagaalamayaasha a Al-Shabaab ay  ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka gobolka Hiiraan.

Howlgalka ayaa waxa la sheegay in  si gaar ah looga fuliyay deegaanka Ceel-baar iyo deegaano kale oo hoos yimaada iyadoona la sheegay in halkaasi uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo xiubno  ka tirsan Al-Shabaab,

dowladda oo war hordhac ah kasoo  saartay howlgalada ay waxa lagu sheegay in xubno ka tirsan dagaalamyaasha al-shabaab oo dadka shacabka ah halkaas lacago ka gaqaadijiray ay dagaal kaga horgeeyeen jiray ciidanka dowladdu.

Howlgalkan ayaa waxaa la tilmaamay in ay  horkacayay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiin maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa inta badan howlgalo ka fuliya gobolada dalka howlgaladaasi oo amniga lagu xaqiijinayo islamrkaasna ay sheegaan saraashiisha cidamada dowladdu in howlgalada qaar ay kula dagaalamayaan  al-shabaab .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here