Puntland Oo Fariin Adag Udiray Ha,adaha Samafalka Bixiya

0

Maamulka puntland ayaa waxa uu fariin culus uu udiray ha,adaha samafalka bixiya ee ka howlgala deegaanada puntland.
puntland ayaa si aad ah u dhaliishay qaabka ay u shaqeeyaan ha,aadaha arimaha bini aadanimada ka ka shaqeeya ee ka howlgala deegaanada puntland
waxaana ay sheegtay in puntland in ay adaha samafalka ka shaqeya ay waxa ay doonan ka sameystaan deegaanada puntland iyagoon aan soo marin wax maamulka ah

Masuuliyiin ka tirsan maamulka puntland ayaana ku goodiyay in arintaasi aysan aqbali doonin islamrkaasna ay dagnin adag udirayaan ha,adaha arimaha samafalka ama bi,aadanimada ka shaqeya

puntland waxa ay sheegtay in aysan marna diidaneyn in ha,aduhu ay caawinaad ka sameeyaan deegaanadeeda balse ay diidantahay in si qaldan loo maro waxyaabaha wanaagsan ee ay ha,aduhu qabanayaan.

maamulka puntland ayaa sheegay in talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonan ha,adii aan u hogaasamin amarada maamulka islamrkaasna iyadoo aan maamulka soo marin lagu arko in shaqo ay kawada deegaanada puntland

ha,ado badan oo ka shaqeya arimaha bini aadanimada ama samafalka ayaa ka howlgala deegaanada puntland kuwaasi oo iskugu jira kuwa ay sameysteen ururo gaar ah iyo kuwa ka socda qaramada midoobe

waxaana ay dagniintaani kusoo aadeysa xili la sheegay in maalmihii dambe ay puntland deegaanadeeda ay kusoo badanayeen ha,adaha samafalka bixiya kuwaas oo shaqooyin dhowr oo dhanka caawinaada dad masaakinta qabta iyagoo aan soo marin maamulka tala haya

waxaana arintaasi ay keentay in maamulka puntland uu si aad ah uga carooday arintaan islamrkaasna uu sheegay in go,aano ay kula dhaqmayaan ha,adaha samafalka bixiya ee aan wax ogeysiis ah maamulka soo gaarsiin ay soo saarayaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here