Guddiga Farsamada Arimaha Doorashooyinka Oo Warkasoo Saaray Shirkii Beydhabo

0

Guddiga farsadmada ah ee loo xil saaray xalinta Arimaha doorashooyinka ka dalka iyo qabsoomida shir ay iskugu imaanayaan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa waxa ay warkasoo saareen shir maalmaahaani uga soconayay magaalada beydhabo waxaana ay sheegeen in shirkaasi uu guul kusoo dhamaaaday .

guddiga farsamada oo ka kooban 14 xubnood oo kala socda madaxda dowladda ,maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir waxaana ay sheegeen in in la xaliyay arimo dhowr ah oo kusaabsan khilaafaad doorashooyinka dalka

waxaana ay ku baaqeen  in shir ay isku yimaadaan madaxda dowladda iyo maamul  goboleeyda 18 bishaan walow aan la shaacin halka shirkaasi uu ka dhacayo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here