Akhriso :- Xukuumada Soomaaliya Amaro Duldhigtay Shaqaalaha Dowladda

0

wasaarada shaqada iyo arimha bulshada xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay amara kusoo rogtay dhamaan shaqaalaha dowladda ,amaradaasi oo la xariira cudurka covid19

shaqaalaha dowladda ayaa waxa lagu amray in shaqooyinka aysan imaanin islamarkaasna ay shaqeeyaan iyaga oo guryahooda jooga

waxaa kaloo wasaaradu ay sheegtay in dadka laga marmaanka ka ah ee qabanaya shaqooyinka xafiisyada dowladda ay iyagu imaanka karaan islamrkaasna looga baahanmyahay in ay raacaan talaabiiyinka caafimaad ee cudurka covid19

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here