Maxkamada Cadaalada Aduunka Ee Icj Oo Diiday in Dib loo dhigo kiiska bada Soomaaliya iyo kenya

0

Maxkamada Cadaalada Aduunka ayaa ku gacanseyrtay dalabkii dowladda kenya ee aahaa in dib loo dhigo Kiiska bada ee udhexeya Soomaaliya iyo kenya

Maxkamada ayaa ka jawaabtay war qad ay dhawan dowladda kenya ay ugudbisay maxkamada cadaalada aduunka ee Icj taasi oo ay ku dalbaneysay in dib loo dhigo kiiska dacwada bada ee somaliya iyo kenya

Maxkamada ayaa waxa ay sheegtay in aysan aqbali doonin in dib loodhigo kiiska bada ee somaliya iyo kenya islamrkaasna waxa maxkamadu ay ku celisay in dacwada la qaadayo 15 ilaa 19 bisha maarso

Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda warqad u gudbisay maxkamada cadaalada aduunka

Waxaana ay ku sheegtay in aysan aqbalidoonin in marnaba dib loo dhigo kiiskaasi markii afaraad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here