Maamulka Jubbaland Oo Warkasoo Saaray Shirkii Uu Ku Baaqay Madaxweyne Farmaajo

0
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay ka qeyb galeyso shirka uu iclaamay miyay madaxweynaha jamhuuriyada faderaalka soomaaliya maxamed cabdulahi farmajo islamrkaasna ay qabaan in shirkaasi lagu qabto magaalada muqdisho ee caasimada dalka.
War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada puntland ayaa  waxa lagu sheegay in jubbaland ay soo dhaweynayso shirka furmaya 15 bishaani aan kuguda jirno ee febraayo islamarkaasna waxa ay sheegeen in loobaahanyahay in ay ka qeyb galaan dhamaan saamileeyda siyaasadeed si xal looga gaaro ismarin waaga siyaasadeed ee taagan.
Qoraalka kasoo baxay jubbaland ayaa u qornaa sidatan
” Dowlada Jubbaland waxay soo dhaweynaysaa kana qeybgaleysaa shirka watashiga arrimaha doorashooyinka ee 15 Febraayo.
Dowlada Jubbaland waxay ku talineysaa in Shirkaasi uu ka dhaco magaalo madaxda dalka ee Muqdisho si uga soo qeybgalaan Saamileyda Siyaasadda Soomaaliyeed natiijo wadar ogol ahna uga soo baxdo. “
Warkaan  kasoo baxay maamulka jubbaland ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili wali uu jiro khilaaf xoogan oo dhanka arimaha doorashooyinka ah uu jiro islamrkaasna ay isku khilaafsan yihiin qaar ka mid madaxda dowlad goboleedyda iyo madaxda dowladda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here