madaxweynaha maamulka jubbaland oo shir jara,id saakay u qabtay warbaahinta yaa waxa uu sheegay in maamulka jubbland ay madaxda dowladdu u diideen in ay u madax baneeyaan gobolka gedo
madaxdeynaha jubbaland aya asoo hadal qaaday shirkii dhuusamreeb isagoo sheegay in uu noqday mid fashil ah oo sidii la rabay aan tanaasul loo sameeyen
waxa uu sheegay madaxweyne axmad madoobe in shirka dhuusamreeb ujeedkiisu uu ahaa sidii looga hadli lahaa in doorasho ay dalka ka dhacdo balse uu sheegay in madaxdu ay garan wayeen in arin yar ay tanaasul kasmeeyaan gaar ahaana arinta go0bolka gedo iskadaa in doorasho la qabteen ayuuri axmed madoobe
madaxweynaha jubbaland ayaa waxa uu ayaandaro ku tilmaamay in madaxweynaha jamhuuriyada uu hal arin xalin wayay waxaana uu ku eedeeyay in isagi oo madaxweynaha dalka ka ah uu arin qoys uu ka shaqeynayo
hogaamiayaha jubbaland ayaa waxa kaloo uu sheegay in jubbaland ay diyaar u aheyd in dib u heshiisiin iyo tanaasul balse madaxda dowladdu ay diiday arinta gobolka gedo in lagu wareejiyo mamulka jubbaland
axmed madoobe ayaana sheegay in madaxada dowladda ay ka dalbadeen in arinta gobolka gedo gudi loo saaro balse ay ka biya diiday islamarkaasna ay iyadu ciidamo ku daabuleyso taasna ay culeys iyo dhibaato ku tahay

