Golaha Midowga Musharaxiinta Oo Ka Hadlay Shirka Dhuusamareeb Kana Tacsiyadeeyay Qaraxii Hotel Afriik

0

golaha midowga musharaxiinta oo ka hadlay shirka maanta ka furmaya magaalada dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegeen in nloobaahanyahay in shirka maanta ka furmaya dhuusamareeb in ay ka qeyb galaan wakiilada tabashada ka qaba arimaha doorashooyinka dalka ,sida wakiilada gobolada waqooyi

golaha ayaa waxa uu war saxaafadeed uu soo saaray uu ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday hotel afriik ee magaalada muqdisho

Halkaan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here