Wararkii Ugu dambeeyay Qarax Ka dhacay Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday aaga KM4 dhanka wadada aada garoonka diyaaradaha Magaaladda Muwdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa ismiidaamin gaari loo adeegsaday kadibna uu xigay weerar toos ah.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dabley hubeysan ay galeen Hoteelka Afrika ee ku yaala agagaarka Garoonka Diyaaraha Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here