maamulka gobolka mudug ee qeybta maamulka galmudug ayaa waxa uu maamul cusub oo ku meel gaar ah umagacaabay degmada wisil ee gobolka mudug
warqad qoraal ah oo kasoo baxday maamulka galmudug ayaa waxa lagu sheegay in guddi heer maamul ah loo magacaabay degmada wisil kuwaasi oo sii amba qadaya howlaha shaqo iyo hormarineed ee degmada
Halkaan Hoose Ka Akhriso Xubnaha Gudiga La Magacaabay


