Iyadoo xalay Diyaarad Nooca rakaabka ah ay ku dagan weysay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayna markii dambe ku dhacday deeganka Carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho waxaan idin soo Gudbin donaa qaar kamid sawirada diyaarada ku dhacday deegaankaas
Halkaan ka daawo Sawirada diyaarada































