Farmaajo oo Kulan Albaabadda u Xiran La Yeelanaya Deni iyo Axmed Madoobe

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), iyo Madaxweynayaasha Maamuladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta lagu wadaa in shir albaabadda u xiran yahay in ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Labadda Madaxweyne ayaa shalay soo gaaray Magaaladda Muqdisho,kadib markii xubnaha beesha caalamka ay dalab u gudubiyeen.

Shirka maanta ayaa la sheegay in kaliyah uu dhexmari doono madaxweynaha Soomaaliya, iyo Hogaamiyayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Arrimaha shirkaan loogu hadlaayo waxaa kamid ah arrimaha doorashooyinka, oo labadda Maamul ay ka hor yimaadeen heshiiskii Dhuusa-mareeb 3.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here