Akhriso:-Maamulka Gobolka Gedo oo Eedeen u Jeediyay Villa Somaliya iyo NISA

0

Maamulka Gobolka Gedo ayaa war saxaafadeed ka soo saaray Faragalinta  ay dawladda federaalka Soomaaliya kawado gobolkaas.

Maamulka ayaa sheegay in  Xafiiska Madaxweynaha iyo Taliska NISA in faragalin ay ku soo sameeyeen Gobolka Gedo, ka dib doorashadii lagu murmay ee 22-kii bishii August ee sanadkii 2019 ka dhacday Magaalada Kismaayo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here