Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa War-murtiyeed kasoo saaray shirkii Wadatashiga ee ugu socday magaaladda Garoowe.
Waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.




