Puntland iyo Jubbaland oo War-Murtiyeed kasoo Kasoo Saaray Shirkooda

0

Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa War-murtiyeed kasoo saaray shirkii Wadatashiga ee ugu socday magaaladda Garoowe.

Waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here