Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay Warsaxaafadeed ka soo saartay qodobadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.
Madasha ayaa ku baaqday in loo yeero Maamuladda Puntland iyo Jubbaland oo shirka aan ka qeyb galin,islamarkaana ka hor yimaaday qodobadii kasoo baxay shirka.


