Jubbaland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Xaalada Kala Guurka ah ee Dalka.

0

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray Shirka Magaaladda Dhuusa-mareeb,wuxuuna eedeen u jeediyay Dowladda Dhexe.

Warka ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa marka hore lagu sheegay in Dowladda Somalia ku dhisan tahay nidaam federalism ah, ayna leedahay dastuur ku-meel-gaar ah, oo kala hagga hay’adaha kala duwan ee dalka, isla-markaana ay Jubbaland u taagan tahay ilaalinta shuruucda dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here