Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa aheyd miino dhulka lagu aasay,waxayna ku qarxay agagaarka isbitaalka Deva Degmadda hodan ee gobolka banaadir.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa dhaawac uu kasoo gaaray hal ruux oo shacab ah oo saarnaa mooto Bajaaj.

