Al-shabaab oo Magaaladda Muqdisho Ku Dilay Faysal Max’med.

0

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dil xalay Magaaladda muqdisho loogu geystay wiil dhlinyaro ahaa.

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda KPP Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Rag bastooladdo ku hubeysnaa ayaa Farmashiye uu lahaa ku toogtay Faysal Max’med.

Warbaahinta Shabaab ayaa lagu baahiyay in Feysal uu kamid ahaa saraakiisha Ciidamadda Dowladda gaar ahaan kuwa Dhar cad-ka.

Habeen ka hor ayay aheyd markii weeraro silsilada ah ay ka dhaceen Toban katirsan degmooyinka gobolka Banaadir waxaana barbar socday dilal lagu beegsanayay saraakiisha dowladda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here