Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaaladda Istanbuul ee Turkey+Sawirro

0
Madaxweynaha Dowadda Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si diirran loogu Dhaweeyey Magaaladda Istanbuul ee Dalka Turkey.
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Turkiga, Danjire Jaamac Ceydiid, iyo Dadweyne Fara badan ayaa garoonka diyaaraha ee Istanbuul ku soo dhaweeyey Madaxweyne Qoorqoor

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here