Madaxweynaha Dowadda Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si diirran loogu Dhaweeyey Magaaladda Istanbuul ee Dalka Turkey.
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Turkiga, Danjire Jaamac Ceydiid, iyo Dadweyne Fara badan ayaa garoonka diyaaraha ee Istanbuul ku soo dhaweeyey Madaxweyne Qoorqoor





